Waxa la soo afjaray todobaddkii 17-aad ee horyaalka premier League iyada oo xiddigo badan qaab ciyaareed fiican soo bandhigen.

Kadib dib u bilaabashada premier League waxa durba wacdaro dhigay xiddigo badan kadib markii la soo afjaray koobkii adduunka.

Kooxaha waaweyn ayaa halkoodii ka bilowday guulaha premier League xilli ay Arsenal iyo Man City sii wadaan baacsiga ay ugu jireen horyaalka.

Dhinaca kale kooxaha chelsea, Man United iyo Liverpool ayaa dhinacooda sii wada baacsiga kaalmaha loogu soo boxo champions League.

Kadib dhamaadka kulamadii todobaadka 17-aad waxa la soo saaray 10-ka xiddig ee ugu fiican todobaadka horyaalka.

  1. Miguel Almiron
  2. Erling Haaland
  3. Martin Odegaard
  4. Aleksandar Mitrovic
  5. Marcus Rashford
  6. Bukayo Saka
  7. Kai Havertz
  8. Kieran Trippier
  9. Harry Kane
  10. Jack Grealish



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here