Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Liverpool Vs Man City: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Labada Kooxood


Tababarayaasha Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka adag ee ka dhici doona Anfield kana tirsan premier League.

Tababare Klopp ayaa wali daafaca ka ciyaarsiinaya xiddiga Henderson inkasta oo uu laba daafac kaydka u fadhiyaan kadib markii uu la soo saxiixday Kabak iyo Davies.

Dhanka Guardiola waxa gabi ahaan ka maqan xiddiga Jesus kaas oo gabi ahaan ku jirin shaxda uu tababaruhu soo saaray.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Liverpool:

Alisson, Robertson, Alexander-Arnold, Henderson, Fabinho, Thiago, Wijnaldum, Jones, Salah, Firmino, Mane


Kaydka:

Adrian, Milner, Origi, Oxlade-Chamberlain, Tsimikas, Phillips, Williams, Shaqiri, Kobak


Man City:

Ederson, Cancelo, Dias, Stones, Zinchenko, Gundogan, Rodri, Bernardo, Sterling, Mahrez, Foden


Kaydka:

Steffen, Jesus, Laporte, Torres, Mendy, Fernandinho, Garcia, Doyle, Bernabe


Source: laacibfm.com

SHARE