Raheem Sterling Oo Rikoodh Cusub Ka Dhigay Premier League

Raheem Sterling Oo Rikoodh Cusub Ka Dhigay Premier League


Xiddiga kooxda Man City ee Raheem Sterling ayaa jabiyay rikoodhka Premier League kulankii ay Man City guusha 4/1 ah ka gaadhay kooxda Liverpool Axadii.

Raheem Sterling ayaa lagu galay rikoodhe qaybtii hore kadib markii uu xiddiga Fabinho ku galay khalad sidaasna ugu guulaystay rikoodhe loo dhigo kooxdiisa.

Xiddiga Gundogan ayaa iska khasaariyay rikoodhada uu sameeyay Raheem Sterling kadib markii lagu sameeyay khalad isaga oo ku jira dilinta ganaaxa.

Rikoodhadii loo dhigay Raheem Sterlin ayaa ah rikoodhadii 21-aad ee loo dhigay xiddiga premier League waana xiddig ka badan dhamaan xiddigaha kale tan ilaa markii la aas-aasay horyaalka premier League.


Source: laacibfm.com

SHARE