Man City Oo Badalka Sergio Aguero Ka Heshay Premier League.

Man City Oo Badalka Sergio Aguero Ka Heshay Premier League.


Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay badalka Serigi Agueuro u aragto xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Southampton ee Danny Ingssida ay sheegayaan wararku.

Pep Guardiola ayaa qorshaynaya Badalka Sergio Aguero kaas oo xor noqon doona dhamaadka xilli ciyaareedkan isagana tagi doona kooxda.

Kooxda Man City ayaa suuqa ugu jirta weeraryayah cusub iyada oo lala xidhiidhinayo xiddigo badan oo weerar ka ciyaara.

Wargayska The Athletic ayaa sheegaya in ay Man City bartilmaameed ka dhigaynayso xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Southampton ee Danny Ingsa.

Xiddigii hore ee Liverpool ayaa southampton kula jira heshiis ilaa xagaaga 2022 dhici doona waxana uu doonayaa in uu isgaa tago kooxda.


Source: laacibfm.com

SHARE