Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Real Madrid Kaga Hor Tagayso Geatfe

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Real Madrid Kaga Hor Tagayso Geatfe


Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Getafe kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Zidane ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddig da’yar ah oo khadka dhexe ee laguna magacaabo Marvin Park kadib markii uu kulanka seegay xiddiga Kroos oo ganaax ku seegay.

Dhanka kale waxa weerarka hogaaminaya xiddigaha Vinícius Júnior, Asensio iyo Karim Benzema kuwaas oo uu tababaruhu u doortay shaxdiisa.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Real Madrid:

Courtois; Marcelo, Varane, Nacho, Mendy; Casemiro, Modric, Marvin; Vinícius Júnior, Benzema, Asensio.


Kaydka

: Lunin, Atlube, Isco, Mariano,Arribas, Blanco, Chust, Miguel.


Source: laacibfm.com

SHARE