Shaxda Rasmiga Ah Ee Man United Vs West Ham: Solskjaer Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda Man United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono West Ham kulan ka tirsan tartanka FA Cup-ka.

Sidii la filayay Solskjaer ayaa is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Shaw iyo Fernandes sidoo kale gabi ahaan shaxda ka reebay De Gea.

Sidoo kale waxa kaydka ka soo muuqday saxiixa cusub ee Diallo kaas oo daqiiqadihiisii ugu horeeyay u ciyaari kara Man United.


Shaxda Rasmiga ah Ee Kulanka:


Man United:

Henderson, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Telles, Matic, Fred, Van De Beek, Greenwood, Martial, Rashford.


Kaydka:

Grant, Shaw, Tuanzebe, Williams, Fernandes, James, McTominay, Diallo, Cavani.


West Ham:

Fabianski, Dawson, Ogbonna, Cresswell, Coufal, Rice, Soucek, Noble, Fornals, Bowen, Yarmolenko.


Kaydka:

Trott, Diop, Balbuena, Johnson, Fredericks, Alves, Lanzini, Benrahma, Odubeko.


Source: laacibfm.com

SHARE