Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Sevilla Vs Barcelona: Dembélé, Messi & Griezmann Oo Hogaaminaya Weerarka.


Tababaraha Kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Sevilla lugta 1-aad ee Semi-finalka tartanka Copa Del Rey-ga.

Ronald Koeman ayaa shaxdiisa ugu adag ku soo galay isaga oo weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Dembélé, Messi, Griezmann.

Dhanka kale daafaca waxa ku wada bilowday xiddigaha MIngueza, Umtiti kuwaas oo daafaca dhexe ka wada ciyaaraya.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Barcelona:

Ter Stegen; Junior, MIngueza, Umtiti, Alba; De Jong, Sergio, Pedri; Dembélé, Messi, Griezmann.

Kaydka: Neto, Iñaki Peña, Lenglet, Riqui Puig, Matheus, Trincao, Ilaix, Konrad, Collado.


Sevilla

: Bono; Aleix Vidal, Koundé, Diego Carlos, Escudero; Fernando, Jordán, Rakitic; Suso, Papu Gómez, En-Nesyri.


Source: laacibfm.com

SHARE