RASMI: Mohamed Salah Oo Ku Guulaystay Abaalmarin.

RASMI: Mohamed Salah Oo Ku Guulaystay Abaalmarin.


Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay in ay Xiddiga Mohamed Salah Ku Guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican bisha Liverpool ee bishii January.

Mohamed Salah ayaa abaalmarinta ku guulaystay bishii 2-aad oo xidhiidh ah kadib markii uu ku guulaystay bishii December ee sanadkii 2020.

Salah ayaa baaalmarinta ku garaacay xiddigaha Jordan Henderson iyo Trent Alexander-Arnold kuwaas oo kala galay kaalinta 2-aad iyo 3-aad.

Mohamed Salah ayaa qaab ciyaareed fiican soo bandhigay bishii January isaga oo dhaliyay 5 gool 7 kulan oo tartamada oo dhan ah.


Source: laacibfm.com

SHARE