Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Barnsley: Tuchel Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Barnsley: Tuchel Oo Is Badal Weyn Ku Sameeyay Shaxdiisa.


Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Barnsley kulan ka tirsan FA Cup-ka wareega 5-aad.

Tuchel ayaa shaxdiisa ku soo bilaabay Goolhaye Keba isaga oo nasiyay Goolhaye Mendy halka uu weerarka kooxdiisa ku bilaabay xiddigaha  Hudson-Odoi, Ziyech, Pulisic, Abraham.

Dhanka kale Tuchel ayaa nasiyay xiddigaha Rudiger, James chilwell iyo xiddigo kale oo kooxdiisa ah isaga oo u nasiyay kulamada premier League.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Chelsea:

Kepa, Emerson, Christensen, Zouma, Alonso, Gilmour, Kante, Hudson-Odoi, Ziyech, Pulisic, Abraham.


Kaydka:

Caballero, Rudiger, James, Chilwell, Azpilicueta, Kovacic, Bate, Anjorin, Giroud.


Barnsley:

Collins, Brittain, Sibbick, Helik, Andersen, Styles, Mowatt, Kane, Chaplin, Adeboyejo, Woodrow.


Kaydka:

Walton, Williams, Sollbauer, Moon, Oduor, Palmer, Frieser, Dike, Thompson.


Source: laacibfm.com

SHARE