Xiddigaha Kulamada Ugu Badan Dhaawacyada Ku Seegay 3-dii Xilli Ciyaareed Ee Ugu Dambeeyay.


Dhaawacyada ayaa ah Imtixaanka ugu adag ee ay maraan xiddigaha kubada cagta iyada oo uuna dhaawacu ahayn saaxiibka xiddigaha kubada cagta.

Saddexdii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay waxa jira xiddigo saaxiib dhaw la noqday dhaawacyo iyaga oo kulamo badan dhaawacyo ku seegay.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Ousmane Dembele ayaa ah xiddiga kulamada ugu badan dhaawac ku seegay 3-dii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay.

Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa ah xiddiga 2-aad ee kulamada ugu badan ku seegay dhaawacyada isaga oo ku seegay 65 kulan.

Xiddiga kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa 54 kulan dhaawac ku seegay halka uu xiddiga kooxda Man City ee Sergio Aguero dhaawac ku seegay 51 kulan.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddiga kuamada ugu badan dhaawac ku seegay 3-dii kulan ee ugu dambeeyay.


Source: laacibfm.com

SHARE