PARIS, FRANCE – JANUARY 09: Neymar Jr of Paris Saint-Germain celebrates after scoring during the French Cup match between Paris Saint Germain and Guingamp at Parc des Princes on January 09, 2019 in Paris, France. (Photo by Aurelien Meunier – PSG/PSG via Getty Images)

Ku Guulaysiga Abaalmarinta Ballon d’Or-ka ayaan ahayn wax fudud waxana ay u baahantahay shaqo adag iyo waliba qaab ciyaareed fiican oo joogto ah oo muddo sanad ah.

Sidoo kale waxa muhiim aad u ah in uu xiddigu ku guulaysto koobab si uu ugu guulaysto abaalmarinta Ballon d’Or-ka.

Laakiin waxa jira xiddigo aan nasiib u yeelan in ay ku guulaystaan abaalmarinta Ballon d’Or inkasta oo ay koobab ku guulaysteen sidoo kale lagu qiimeeyo xiddigaha ugu fiican taariikhda kubada cagta.


Hadaba halkan Hoose Kaga Bogo 7 xiddig oo aan nasiib u yeelan ku guulaysiga abaalmarinta Ballon d’Or:


1.Paolo Maldini

Paolo Maldini ayaa ah Halyeey kubada cagta ah waxana uu ku guulaystay 5 champions League intii uu joogay kooxda Ac Milan waxaa uu sidoo kale ku guulastay horyaalka Serie A-da.


2.Thierry Henry:

Halyeeyga reer France ayaa kaalinta 2-aad ka galay tartanka Abaalmarinta sanadkii 2003 halka uu kaalinta 3-aad ka galay sanadkii 2006 laakiin waligiis kuma guulaysan inkasta oo uu ku guulaystay Koobka adduunka Premier League & FA Cup.

3.Ferenc Puskas

4.Raúl González

5.Xavier Hernández

6.Andres Iniesta

7.Gianluigi Buffon


Source: laacibfm.com

SHARE