Masiibada Dhaawacyada Liverpool Oo Sii Socota & Xiddig Reds Ku Soo Biiray Suuqii January Oo Dhaawacmay.

Masiibada Dhaawacyada Liverpool Oo Sii Socota & Xiddig Reds Ku Soo Biiray Suuqii January Oo Dhaawacmay.


Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay dhaawac soo gaadhay mid ka mid ah daafacyadiisa cusub ee ku soo biiray suuqii January.

Klopp ayaa xaqiijiyay in daafaca cusub ee Ben Davies uu dhaawac soo gaadhay intii lagu jiray tababarka kooxdiisu isugu diyaarinaysay kulanka Leicester City.

Ben Davies oo aan wax kulan ah u ciyaarin Liverpool ayaa la filayay in uu ku bilowdo shaxda Liverpool ee kulanka Leicester City.

Laakiin tababare Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in Ben Davies uu ku dhaawacmay tababarka sidaas darteed seegay kulanka Leciester City ee premier League.


Source: laacibfm.com

SHARE