Shaxda Rasmiga Ah Ee Leiceter City Vs Liverpool: Kabak Oo Ku Bilowday Daafaca Reds

Shaxda Rasmiga Ah Ee Leiceter City Vs Liverpool: Kabak Oo Ku Bilowday Daafaca Reds


Tababaraha Kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Leicester City kulan ka dhici doona premier League.

Tababare Klopp ayaa daafaciisa ku bilaabay xiddiga Kabak kaas oo daafaca dhexe kala ciyaaraya xiddiga Jordan Henderson.

Dhanka kale tababaraha ayaa kaydka dhigay xiddiga Thiago isaga oo badalkiisa ku bilaabay xiddiga James Milner.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Leicester City:

Schmeichel, Pereira, Amartey, Evans, Soyuncu, Albrighton, Ndidi, Tielemans, Barnes, Maddison, Vardy.


Kaydka:

Ward, Iheanacho, Perez, Under, Choudhury, Mendy, Fuchs, Thomas, Daley-Campbell.


Liverpool:

Alisson, Alexander-Arnold, Robertson, Kabak, Henderson, Jones, Milner, Wijnaldum, Mane, Salah, Firmino.


Kaydka:

Adrian, Thiago, Oxlade-Chamberlain, Tsimikas, Shaqiri, R. Williams, N. Williams, Phillips, Clarkson.


Source: laacibfm.com

SHARE