Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Tottenham? Ayaa Ku Bilowday Shaxda Laba Kooxood.


Tababarayaasha Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxaha ay isaga hor iman doonaan kulanka Premier Leageu ah ee ka dhici doona Etihad.

Tababare Guardiola ayaa kaydka dhigay xiddiga Dias sidoo kale waxa uu kaydka dhigay xiddigaha Walker iyo Aguero xilli uu Jesus hogaaminayo weerarka.

Dhanka kale Jose Mourinho ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Lamela, Moura, Son, Kane laakiin wali ku bilaabay daafaca khaladka badan sameeyay kulamadii ugu dambeeyay ee Dier.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Man City:

Ederson, Cancelo, Stones, Laporte, Zinchenko, Rodri, Gundogan, Foden, Bernardo Silva, Sterling, Jesus


Kaydka:

Steffen, Walker, Dias, Aguero, Torres, Mendy, Mahrez, Garcia, Doyle


Tottenham:

Lloris, Tanganga, Dier, Sanchez, Davies, Ndombele, Hojbjerg, Lamela, Moura, Son, Kane


Kaydka:

Hart, Doherty, Alderweireld, Winks, Bale, Sissoko, Alli, Bergwijn, Vinicius


Source: laacibfm.com

SHARE