Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Real Madrid Kaga Hor Iman Doonto Valencia.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Ay Real Madrid Kaga Hor Iman Doonto Valencia.


Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Valencia kulanka adag ee ka tirsan horyaalka La Liga.

Zidane ayaa shaxdiisa ku bilaabay xiddiga Dani Carvajal oo ka soo laabtay dhaawac halka uu sidoo kale ku bilaabay xiddiga Kroos oo ganaax ka soo laabtay.

Waxa weerarka hogaaminaya xiddigaha Asensio, Benzema iyo Vinícius Júnior kuwaas oo si fican iskula qabsaday kulamadii ugu dambeeyay.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid:


Real Madrid:

Courtois; Carvajal, Varane, Nacho, Mendy; Kroos, Modric, Casemiro; Asensio, Vinícius Júnior, Benzema


Kaydka

: Lunin, Altube, Isco, Lucas Vazquez, Mariano, Arribas, Chust, Miguel.


Source: laacibfm.com

SHARE