Shaxda Rasmiga Ah Ee West Brom vs Man United: Solskjaer Oo Laba Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa

Shaxda Rasmiga Ah Ee West Brom vs Man United: Solskjaer Oo Laba Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa


Tababaraha Kooxda Man United Ole Gunnar Solskjaer ayaa shoo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda West Brom kulan ka tirsan premier League.

Solsskjaer ayaa laba is badal ku sameeyay shaxdiisa isaga oo ku bilaabay xiddigaha Fred Iyo Martial xilli uu Cavani hogaaminayo weerar Red Devils.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


West Brom:

Johnstone, Peltier, Ajayi, Bartley, Townsend, Yokuslu, Snodgrass, Maitland-Niles, Gallagher, Pereira, Diagne.


Kaydka

: Button, Furlong, Robson-Kanu, Robinson, Livermore, Phillips, Sawyers, O’Shea, Grant.


Man United:

De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, McTominay, Fred, Fernandes, Rashford, Martial, Cavani.


Kaydka

: Henderson, Bailly, Greenwood, James, Telles, Matic, Williams, Van de Beek, Tuanzebe.


Source: laacibfm.com

SHARE