Barcelona Vs PSG : Kooxda Camp Oo Garaneysa Sida Champion-ka Looga Tuuro Dhigooda France

Barcrelona ayaa kulan adag oo wareegga 16-ka Champion-ka wax aya ku marti gilinayaan PSG waana kulan ay adag tahay in la saadaaliyo.
Xogta Kulanka
*Barcelon ayaa PSG ka reebtauy sedexdii Champion-ka ee ugu dambeysay waliba iyadoo watregga bug baxda la joogo.
*Barcelona aya bartilmaameysaneysa in ay markii 14-aad xariir ah u gudbaan warega quarter finalka Champoin-ka , markii ugu dambeysay ee wareegga 16-ka lagu reebo waxa ay aheyd xili ciyaareedkii 2006/2007-dii waxaana sidaas sameeysya Liverpool
*Kulankaan waxa uu noqonayaa kii 120aad ee labada koox , kooxda Catalan ayaa 5 jeer badisay halka PSG ay badiyeen sedex jeer halka inta kalan ay galene bar bar dhac
Shaxda Laga yaabo in labada koox ku soon galaan
Barcelona possible starting lineup:
Ter Stegen; Dest, Umtiti, Lenglet, Alba; Busquets, De Jong, Pedri; Dembele, Messi, Griezmann
Paris Saint-Germain possible starting lineup:
Navas; Florenzi, Marquinhos, Kimpembe, Kurzawa; Gueye, Paredes; Kean, Draxler, Mbappe; Icardi
Source: laacibfm.com