Leipzig Vs Liverpool : Kooxda Reds Guul-darro Kalama Soo Laabtaan Garooomada Jarmalka

Leipzig Vs Liverpool : Kooxda Reds Guul-darro Kalama Soo Laabtaan Garooomada Jarmalka


Liverpool ayaa kulankaan Chanpion-ka galeysa iyadoo sedexdii kulan ee ugu dmabeeysay horyaalka Ingiriiska ay la kulmeen guul darro .

Xigta Kulanka.

*Kulankaan waa kii ugu horeeyay ee

RasenBallsport Leipzig iyo Liveprool ee Champion-ka balse waa markii sedexaad ee kooxdaas Leipzig koox ingiriis ah kula kulmeyso tartanka Chamopion-ka .

*Liverpool waa bilaa guul darro shantii kulan ee ugu dambeysay  dhamaan tartamada ee koox Jarmalka ah kula soo ciyaarto banaanka garoonkeeda waxa ay wataan  sedex guul iyo laba bar nbar dhac .

*Markii ugu dambeeysay ee Liverpool guul darro kala soo kulmaan koox Jarmalka ah waxa ay  aheyd sanadkii 2002-dii waxana sidaas sameysay Bayern Leverkusan waxana la joogay wareegga quarter finalka Champion-ka .

*Halka jeer ee

RasenBallsport Leipzig ka soo muuqdeen wareegga bugta baxda Champion-ka waxa ay aheyd xilli ciyaareedkii hore xilligaas oo ay soo gaareen semi finalka ,halka Liveprool ay bartilaameysanayaan in markii 3-aad ay soo gaareen finalka oo ay imaaneysa afartii jeer ee  ugu dambeysay .

*

RasenBallsport Leipzig waa bilaa guul daro 6-tii kulan ee ugu dambeeysay Champion-ka ee ay garoonkooda ku ciyaareen waxa ay wataan 5 guul iyon hal bar bar dhac .


Source: laacibfm.com

SHARE