Premier League Oo Qarka U Saaran In Uu Jabiyo Rikoodh Xilli Ciyaareedkan.


Horyaalka premier League ayaa qarka u saaran in uu jabiyo rikoodh dhanka Rikoodhayaasha ah xilli ciyaareedkan.

Ilaa haatan xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League ayaa laga dhigay 83 rikoodhe inkasta oo wali 14 kulan hadhsantahay xilli ciyaareedka

Waxa ilaa haatan la ciyaaray 233 kulan waxana la dhigay 83 rikoodhe waxana iska cad in VAR saamayn weyn ku yeelatay rikoodhayaasha xilli ciyaareedkan.

Rikoodhadii uu Pierre-Emerick Aubameyang ayaa keentay in premier League xilli ciyaareedkan dhaafo rikoodhayaashii la dhigay xilli ciyaareedkii 2014/2015.


Source: laacibfm.com

SHARE