Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Kaga Hor Tagto Newcastle

Shaxda Laga Yaabo In Ay Chelsea Kaga Hor Tagto Newcastle


Kooxda chelsea ayaa caawa la ciyaari doonta kooxda Newcastle United kulan ka tirsan horyaalka premier League kana dhici doona Stamford Bridge.

Blues ayaa isha ku haysa in ay gasho kaalinta 4-aad ee kala saraynta premier League iyaga oo ay guul ka xigto arintaas.

Tababare Thomas Tuchel ayaa doonaya in uu sii wado guulaha xidhiidhka ah tan ilaa markii uu tababaraha u noqday chelsea kulanka caawa.

Thomas Tuchel ayaa wali kala baranaya xiddigaha kooxdiisa waxana uu fursad siinayaa dhimaan xiddigaha kooxdiisa waxana la filayaa in uu shaxdisa ugu adag ku soo galo.


Source: laacibfm.com

SHARE