Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Chelsea vs Newcastle: Thomas Tuchel Oo Is Badal Ku Sameeyay Shaxdiisa.


Tababaraha kooxda chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Newcastle United kulan ka tirsan horyaalka premier Leageu.

Tababare Tuchel ayaa shaxdiisa ku bilaabay Goolhaye Arrizabalaga isaga oo kaydka dhigay Goolhaye Mendy kaas oo ahaa dookha 1-aad ee goolka.

Sidoo kale tababaraha ayaa wali kaydka ku sii haya xiddiga Chilwell kaas oo aan kulamo badan u ciyaarin kooxda tan ilaa markii uu Tuchel yimid.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Chelsea:

Arrizabalaga, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Hudson-Odoi, Jorginho, Kovacic, Alonso, Werner, Mount, Abraham.


Kaydka:

Mendy, Kante, Pulisic, Zouma, Giroud, Chilwell, Ziyech, James, Emerson.


Newcastle:

Darlow, Krafth, Lascelles, Clark, Lewis, Hayden, Shelvey, Saint-Maximin, Willock, Almiron, Gayle.


Kaydka:

Dubravka, Dummett, M Longstaff, Carroll, Joelinton, Ritchie, Fraser, Murphy, S Longstaff.


Source: laacibfm.com

SHARE