Tartanka Gool Dhalinta La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

Tartanka Gool Dhalinta La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya.


Tartanka Gool dhalinta horyaalka La Liga ayaa maraya meel xiiso leh kadib todobaadkii 23-aad ee horyaalka.

Xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa wali sii wada wacdaraha isaga oo hogaaminaya gool dhalinta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay 16 gool.

Laakiin waxa aan wacdaro ka yar dhigayn xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo dhaliyay goolkiisii 15-aad ee horyaalka La Liga.

Waxa kaalinta 3-aad ku jira xiddiga Villarreal ee Gerard Moreno ayaa dhaliyay 13 goool isaga oo la goolal ah xiddiga Sevilla ee Youssef En-Nesyri halka uu Karim Benzema dhaliyay 12 gool.

No Xiddiga Kooxda Xulka Goolasha
1.
Luis Suárez
Atlético Madrid Uruguay
16
2.
Lionel Messi
Barcelona Argentina
15
3.
Gerard Moreno
Villarreal Spain
13
4.
Youssef En-Nesyri
Sevilla Morocco
13
5.
Karim Ben


z


ema
Real Madrid France
12
6.
José Luis Morales
Levante Spain
10
7.
Mikel Oyarzabal
Real Sociedad Spain
10
8.
Alexander Isak
Real Sociedad Sweden
9
9.
Iago Aspas
Celta Vigo Spain
9
10
Roger Martí
Levante Spain
9


Source: laacibfm.com

SHARE