Neymar Oo Qaaday Talaabo Uu Lionel Messi Ugu Qancinayo In Uu Kula Biiro PSG.

Neymar Oo Qaaday Talaabo Uu Lionel Messi Ugu Qancinayo In Uu Kula Biiro PSG.


Xiddiga kooxda PSG ee Neymar ayaa lagu soo waramayaa in uu Lionel Messi la xidhiidhay si uu xiddiga ugu qanciyo si uu kula biiro kooxda PSG.

Labada xiddig ayaa ka soo wada ciyaaray kooxda Barcelona iyaga oo wada joogay muddo 4 sano ah waxana si weyn loo filayaa in ay midoobaan xilli ciyaareedka dambe.

Xiddiga kooxda PSG ayaa isku diyaarinaya in uu Messi ku qanicyo in uu ku biiro kooxda PSG Xagaaga dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Wargayska L’Equipe ayaa sheegaya in uu Neymar waliba si shaqsi ah ula xidhiidhay Messi si uu ugu qanciyo in uu ku biiro kooxda PSG.


Source: laacibfm.com

SHARE