RASMI: Ronald Koeman Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono PSG

RASMI: Ronald Koeman Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Uu Kaga Hor Tagi Doono PSG


Tababaraha Kooxda PSG Ronald Koeman Ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono kooxda PSG kulanka caawa champions League ka dhici doona Camp Nou.

Waxa Liiska muddo dheer kadib ku soo laabtay daafaca Gerard Pique kaas oo taam u noqday in uu ka soo muuqdo kulanka caawa ee champions League.

Dhanka kale tababare Ronald Koeman ayaa soo xushay dhamaan xiddigihii taamka u aha kooxda isaga oo haysan doona xiddigo uu ka soo xusho shaxdiisa oo taam ah.

Liiska waxa hogaaminaya xiddiga qaab ciaareedka cajiibka ah ku jira ee Lionel Messi kaas oo si weyn loo filayo inuu fure u noqdo kulanka caawa.


Source: laacibfm.com

SHARE