Shaxda Rasmiga Ah Ee RB Leipzig Vs Liverpool & Barcelona Vs PSG: Xiddigaha Ku Bilowday Kulamada Champions League.

Shaxda Rasmiga Ah Ee RB Leipzig Vs Liverpool & Barcelona Vs PSG: Xiddigaha Ku Bilowday Kulamada Champions League.


Waxa la ciyaari doonaa laba kulan oo champions league ah xilli dib loo bilaabay wareega 16-ka tartanka ugu xiisaha badan yuurb ee champions League.

Kooxda Barcelona ayaa marti galin doonta kooxda PSG kulan si weyn loo sugayo xilli labada kooxood isha ku haystaan in ay guul ka gaadhaan kulanka.

Dhanka kale kooxda Liverpool ee dhibaatoonaysa ayaa la ciyaari doonta kooxda RB Leipzig kulan ay Liverpool si aad ah u doonayso in ay ku soo laabato wadada guulaha.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs PSG:


Barcelona

: Ter Stegen, Dest, Pique, Lenglet, Alba, Busquets, De Jong, Pedri, Messi, Griezmann, Dembele


PSG

: Navas, Florenzi, Marquinhos, Kimpembe, Kurzawa, Gueye, Paredes, Kean, Verratti, Mbappe, Icardi


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka RB Leipzig Vs Liverpool:


RB Leipzig:?


Liverpool:

Alisson; Robertson, Kabak, Henderson,Trent Alexander-Arnold; Wijnaldum, Thiago, Jones; Salah, Firmino, Mane.


Source: laacibfm.com

SHARE