Supercomputer Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Europa League, Waa Koox Premier League Ah.

Supercomputer Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Europa League, Waa Koox Premier League Ah.


Waxa todobaadkan dib loo bilaabi doonaa tartanka Europa League xilli ciyaareedkan xilli la marayo wareega 32-ka ee bug baxa.

Supercomputer Ayaa kooxda Man United u saadaaliyay ku guulaysiga Europa League xilli ciyaareedkan xilli tartanku meel xiiso leh marayo.

Man United ayaa ka soo hadhay wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedkan waxana ay la ciyaari doontaa kooxda Real Sociedad maalinta khamiista.

Tartanka ayay ku jiraan kooxo waaweyn oo reer yurub ah sida Arsenal, Tottenham, AC Milan & Ajax kuwaas oo dhamaantood u dagaalamaya koobka.

Laakiin Supercomputer ayaa Red Devils u saadaaliyay in ay ku guulaysato tartanka champions League xilli ciyaareedkan.


Source: laacibfm.com

SHARE