Haaland Oo Dhaliyay Shaki Cusub Ee Mustaqbalkiisa Ah , Real Madrid Ayuu Rajo Giliyay .

??????? (???????)? 17 ??????/???? (???): ????? ???????? ??????? ??????? ????? ??????? ???????? ????????? ????? ?????? ?????? ?? ??????? ?????? ?? ???? ??????? ???????? ???? ?????? ???????? ???????? ??? ???? (????? ?????? ???????) ?? ???? ??? ????? ???? ???????. (???) (????? ??????)

Weeraryahanka kooxda Dortmund ee Haaland ayaa dhaliyay shaki la xariira mustaqbalkiisa kooxda reer Jarmal ka dib hadal uu yiri kulankii Sevilla.

Laacibkaas ayaa Dortmund ku hogaamiyay guul ay ka gaareen Sevilla oo ay uga badiyeen 3/2 xilli Haaland uu laba dhaliyay .

Goolashaas ayaa ka dhigaya in illaa haatan uu laacibkaas Champion-ka xilli ciyaareedkaan uu ka dhaliyay 10 gool ka dib 7 kulaan

Ka dib kulankaas ayaa la weydiiyay su`aal ah in taageerayaasha Real Madrid ay si dhab u doonayaan in lala soo hishiiyo waxa uuna ku jawaabay

” Waa wax aad u wacan waliba dareen leh in uu jiro qof doonaya in uu kula hishiiyo” .

Waxaana taasi loo micneeyay in laacibka uusan diidaneyn xiisaha Real u qabaan ee ku aadan in xagaaga ay helaan saxiixiisa


Source: laacibfm.com

SHARE