Xiddigaha Rikoodhayaasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Taariikhda Champions League Oo La Soo Saaray.

Xiddigaha Rikoodhayaasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Taariikhda Champions League Oo La Soo Saaray.


Xiddiga kooxda Jventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddiga rikoodhayaasha ugu badan ka dhaliyay tartanka champions League ilaa haatan.

Xiddiga reer Portugal ayaa gool u badalay 19 rikoodhe oo loo dhigay kooxdiiisa isaga oo ah xiddiga ugu badan ee taariikhda champions League ka dhaliyay rikoodhyaal.

Waxa kaalinta 2-aad ku jira xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi kaas oo kulankii xalay ee PSG dhaliyay rikooadhiisii 16-aad ee tartanka champions League.

Labadan xiddig ee sida weyn u xafiiltama. ayaa ah kuwa ugu badan ee rikoodhayaasha ka dhaliyay taariikhada tartanka champions League.


Source: laacibfm.com

SHARE