Arsenal ayaa barbaro niyadjab leh kala kulantay kooxda Benfica oo marti loo ahaa lugta hore ee wareega 32da Europa League iyagoo ku kala baxay barbaro gool iyo gool ah.
Gunners ayaa ciyaar wacdarro leh soo bandhigtay qeybtii hore ee ciyaarta iyadoo kabtan Pierre-Emerick Aubameyang uu qasaariyay kubad u baahneyd kaliya inuu shabaqa ku taabto oo aan la aamini karin inaan banaanka marsiiyay.
Kooxda Shakhtar Donetsk ayaa iyadana 2-0 ku garaacday kooxda yahuuda ee Tel Aviv
Source: laacibfm.com