Lionel Messi Waxa Uu Ciyaaray Kulankiisii Uu Dambeeyay Ee Barcelona Champions League.

Lionel Messi Waxa Uu Ciyaaray Kulankiisii Uu Dambeeyay Ee Barcelona Champions League.


Halyeeyga oooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa sheegay in uuna Lionel Messi sii joogi doonin kooxda Barcelona waliba kulankii PSG ee champions League ee Camp Nou ahaa kulankiisii ugu dambeeyay ee kooxda Barcelona.

Rivaldo ayaa weerar ku qaaday kooxda Barcelona kulankii PSG ee 4/1 ahayd ee kulankii wareega 16-ka champions League.

Rivaldo oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Ma jiro xiddig kooxda Barceona ah oo aaminsan in ay ku soo laaban karaan ciyaarta kulanka PSG”.

“Suurtagal ma ahan in ay kooxda Barcelona wareega xiga u gudubto”.

“Kulankii Camp Nou ee Champions League waxa uu ahaa kulankii ugu dambeeyay ee uu Messi kooxda ugu ciyaaray garoonka Camp Nou”.


Source: laacibfm.com

SHARE