Sergio Aguero Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada Ay Man City Ula Soo Saxiixan Karto Lionel Messi

Sergio Aguero Oo Ka Hadlay Suurtagalnimada Ay Man City Ula Soo Saxiixan Karto Lionel Messi


Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City ee Sergio Aguero ayaa ka hadlay suurtagalnimada ay kooxdiisu ula soo saxiixan karto xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Man City ee Lionel Messi.

Heshiiska Lionel Messi ee Barcelona ayaa dhici doona xagaaga waxana si weyn loola xidhiidhinayaa kooxaha PSG iyo Man City.

Lionel Messi ayaa si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Man City xagaagii la soo dhaafay markaas oo uu Lionel Messi dabaday in uu isaga tago kooxda.

Laakiin Lionel Messi ayaa ugu dambayn sii joogay kooxda si uu u dhamaysto heshiiskiisa kooxda Barcelona xilli ciyaareedkan.

Lionel Messi ayaa haatana si weyn loo filayaa in uu isaga tago kooxda Barcelona iyada oo lala xidhiidhinayo kooxaha PSG iyo Barcelona.

Aguero oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”ayaan jeclayn in uu ka garab ciyaaro Lionel Messi”.

“Pep Guardiola waxa uu dib u soo celin doonaa Lionel Messi hadii uu yimaado Man City”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.


Source: laacibfm.com

SHARE