Dib U Eegid : Eveeton Oo Taariikh Liidata Ka Gudubtay Ka Dib Guushii Ay Ka Soo Gaareen Liverpool


Everton ayaa guul weyn waxa ay Anfeild kaga soo gaareen Liverpool taasi oo ay isaga dhaqeen rikoor liita oo muddo daba socday .

Waa guushii ugu horeeysay ee Everton ay Liverpool kaga soo gaarayaan garoonka tan iyo sanadkii 1999-kii .

Sidoo kale Liverpool ayaa guul dareystay afar kulan is xiga oo garoonkooda ah iyadoo horyaalka la joogo tan iyo sanadkii 1923-kii .

Guusha Everton ka gaareen Liverpool ayaa imaaneysa ka dib markii 24- kulan dhamaan tartamada ah ay ahaayeen bilaa guul , 12 bar bar dhac ayay la galeen halka 11 kalana ay guul dareysteen.


Source: laacibfm.com

SHARE