Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Everton: Klopp Oo Ku Soo Galay Shax Aan Is Badal Lahayn.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Everton: Klopp Oo Ku Soo Galay Shax Aan Is Badal Lahayn.


Tababare Jurgen Klopp ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Everton kulanka Merseyside Derby kana dhici doona garoonka Anfield.

Klopp ayaan wax is badal ah ku samayn shaxdiisii ugu dambaysay isaga oo ku soo galay isla shaxdii kulankii Champions League maadama uuna haysan xiddigo badan oo uu isku badalo.

Dhanka kale xiddiga Naby Keita ayaa ka soo muuqday kaydka markii ugu horaysay kadib markii uu ka soo laabtay dhaawac laba bilood ah oo uu ku maqanaa.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Liverpool:

Alisson, Alexander-Arnold, Kabak, Henderson, Robertson, Thiago, Wijnaldum, Jones, Salah, Firmino, Mane


Kaydka:

Adrian, Keita, Tsimikas, Oxlade-Chamberlain, Phillips, Neco Williams, Shaqiri, Origi, Davies


Everton:

Pickford, Holgate, Coleman, Keane, Godfrey, Doucoure, Davies, Gomes, Rodriguez, Digne, Richarlison


Kaydka:

Olsen, Nkounkou, Bernard, Onyango, Allan, Calvert-Lewin, Iwobi, King, Sigurdsson


Source: laacibfm.com

SHARE