Shaxda Rasmiga Ah Ee Southampton Vs Chelsea: Ayuu Thomas Tuchel Ku Bilowday Shaxdiisa.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Southampton Vs Chelsea: Ayuu Thomas Tuchel Ku Bilowday Shaxdiisa.


Tababaraha Kooxda chelsea ee Frank Lampard ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor iman doono kooxda Southampton kana tirsan horyaalka premier League.

Tababare Thomas Tuchel ayaa shaxdiisa ku sameeyay is badal isaga oo ku bilaabay Goolhaye Mendy oo kaydka fadhiyay kulankii ugu dambeeyay.

Laakiiin waxa wali kaydka sii fadhiya xiddigaha Chilwell & Ziyech kuwaas oo ku dhibaatoonaya in ay boos ka helaan shaxda Tuchel.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Southampton:

McCarthy, Bertrand, Vestergaard, Bednarek, Salisu, Djenepo, Romeu, Ward-Prowse, Redmond, Ings, Minamino


Kaydka:

Forster, Stephens, Adams, Tella, Ramsay, N’Lundulu, Ferry, Jankewitz, Chauke


Chelsea:

Mendy, Alonso, Rudiger, Zouma, Azpilicueta, James, Kante, Kovacic, Mount, Abraham, Werner


Kaydka:

Arrizabalaga, Christensen, Jorginho, Giroud, Hudson-Odoi, Chilwell, Ziyech, Gilmour, Emerson


Source: laacibfm.com

SHARE