Dib U Eegid: Lionel Messi Oo Boodhka Ka Jaftay Riikoodh Uu 2 Sano Ka Hor Dhigay

Dib U Eegid: Lionel Messi Oo Boodhka Ka Jaftay Riikoodh Uu 2 Sano Ka Hor Dhigay


Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa boodhka ka jaftay rikoodh uu 2 sano ka hor ka dhigay horyaalka La Liga.

Lionel Messi ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ay dhalisay kooxdiisu kulankii ay bar-baraha 1/1 ah la galeen kooxda Cadiz horyaalka La Liga.

Goolka Lionel Messi ayaa la macno ah in uu xiddiga reer Argentine dhaliyay gool 6 kulan oo xidhiidh ah horyaalka isaga oo dhaliyay 9 gool.

Markii ugu dambaysay ee uu Lionel Messi shabaqa soo taabtay 6 kulan oo xidhiidh ah horyaalka La Liga waxa ay ahayd bishii February 2019 Markaas oo uu 8 gool dhaliyay.


Source: laacibfm.com

SHARE