Miyuu Kareem Benzema Ciyaari Karaa Kulanka Champion-ka Ee Atlanta?

Miyuu Kareem Benzema Ciyaari Karaa Kulanka Champion-ka Ee Atlanta?


Wargeyska Defence Central ayaa xogr ka qortay xaaladda Benzema ee ku aadan in uu ka qeyb gali karo iyo in kale kulanka Champion-ka ee Atlanta .

Real ayaa arbacada marti u ah Atlanta oo ay wada ciyaarayaan kulan ka tirsan wareegga 16-ka Champion-ka .

Kareem ayaa ka sheeganaya dhaawaca canqawga ah waxaana lagu helaalay kulankii Valenica iyadoo dhaawacaas uu ku seegay kulankii sabtida Real la ciyaartay Real Valladolid.

Wargeyskaas ku dhaw Real ayaa sheegaya in Benzema uu ka maqnaaday tababarkii axadda sidaa darteed ay adag tahay in kulankaas Atlanta uu ciyaaro

Warka waxa uu intaas ku darayaa in sidaas oo ay tahay weli taqaatiirta kooxda in aysan ka hadlin xaaladda dhabta ah balse macalinka ayaan ku qamaari doonin.

Go`aanka kama dambeysta beri ayaa la filayaa in tababare Zidane uu ka soo baxo .


Source: laacibfm.com

SHARE