Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs Man City: Labada Kooxood Oo Ay U Soo Laabteen Xiddigo Dhaawac Uga Maqnaa.


Tababarayaasha Pep Guardiola iyo Mikel Arteta ayaa soo saaray shaxda ay isaga hor iman doonaan kulanka horyaalka premier League ee ka dhici doona Emirates.

Tababaraha Man City ee Pep Guardiola ayaa ku bilaabay khadkiisa dhexe xiddiga De Bruyne kaas oo dhaawac ka soo laabtay.

Dhanka kale Guardiola ayaa shaxdiisa dib ugu soo celiyay xiddiga Gundogan kaas oo dhankiisa dhaawac ka soo laabtay.

Kooxda Arsenal Waxa shaxda taam u noqday xiddiga Tierney halka ay daafaca dhexe ku wada bilowdeen xiddigaha Holding iyo Mari.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Arsenal:

Leno, Bellerin, Tierney, Holding, Mari, Elneny, Xhaka, Saka, Odegaard, Pepe, Aubameyang


Kaydka:

Ryan, Gabriel, Lacazette, Martinelli, Smith Rowe, Willian, Cedric, Luiz, Ceballos


Man City:

Ederson, Cancelo, Ruben Dias, Stones, Zinchenko, Bernardo Silva, Fernandinho, De Bruyne, Mahrez, Gundogan, Sterling


Kaydka:

Steffen, Laporte, Walker, Mendy, Ferran Torres, Aguero, Foden, Jesus, Rodri


Source: laacibfm.com

SHARE