Shaxda Rasmga Ah Ee Atletico Madrid Vs Chelsea: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Kulanka Adag Ee Champions League.

Shaxda Rasmga Ah Ee Atletico Madrid Vs Chelsea: Ayaa Ku Bilowday Shaxda Kulanka Adag Ee Champions League.


Tababaraha Kooxda Liverpool ee chelsea ee Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Atletico Madrid kulanka champions League.

Tuchel ayaa ku bilaabay shaxdiisa xiddiga Giroud halka uu sidoo kale ku bilaabay xiddiga Hudson-Odoi kaas oo uu 30 daqiiqo ciyaarsiiyay kulankii Southampton.

Dhanka kale Tababare Tuchel ayaa wali kaydka ku haya xiddiga Chilwell kaas oo kulamadii ugu dambeeyay kaydka ku qudhmay.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Atletico Madrid:

Oblak, Llorente, Savic, Felipe, Hermoso, Saul, Koke, Lemar, Correa, Joao Félix, Suárez.


Kaydka

: Grbic, San Roman, García, Sánchez, Torreira, Kondogbia, Lodi, Vitolo, Camello, Dembele


Chelsea:

Mendy, Rudiger, Christensen, Azpilicueta, Alonso, Hudson-Odoi, Jorginho, Werner, Kovacic, Mount, Giroud.


Kaydka

: Kepa, Caballero, Zouma, Emerson, Chilwell, Gilmour, Kante, James, Ziyech, Pulisic, Havertz, Abraham


Source: laacibfm.com

SHARE