Koox Premier League Ah Oo Ku Kalsoon Dhamaystirka Saxiixa Erling Braut Haaland, Waa Kooxdee?

Koox Premier League Ah Oo Ku Kalsoon Dhamaystirka Saxiixa Erling Braut Haaland, Waa Kooxdee?


Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay horumar ka samaynayso baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga Borussia Dortmund ee Erling Haaland.

Blues ayaaka mid ah kooxo dhawr ah oo doonaya saxiixa xiddiga wacdaraha dhigaay xilli ciyaareedkan kuna jira qaab ciyaareedka fiican.

Kooxaha Real Madrid, Liverpool, Man United iyo Man City ayaa sidoo kale xiiso u qaba saxiixa xiddiga 20 jirka ah.

Wargayska Eurosport ayaa sheegaya in ay chelsea tahay kooxda hogaaminaysa tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Haaland ka hor suuqa xagaaga.

Isla wargayska ayaa sheegaya in ay Blues haatan ku kalsoontahayin ay Dortmund kala heshiin doonto saxiixa xiddiga oo ay diyaar ula tahay lacag aad u saraysa.


Source: laacibfm.com

SHARE