Muxuu Zidnedine Zidane Ka Codsaday Xiddigaha Real Madrid Ka Hor Kulanka Atalanta.

Muxuu Zidnedine Zidane Ka Codsaday Xiddigaha Real Madrid Ka Hor Kulanka Atalanta.


Wargayska Mundo Deportivo ayaa shaaca ka qaaday codsi uu tababare Zinedine Zidane ka codsaday xiddigaha kooxdiisa ka hor kulanka Atalanta ee champions League.

Real Madrid ayaa isku diyaarinaysa kulan adga marka ay marti galin doonto kooxda Atalanta kulan ka tirsan wareega 16-ka champions League.

Wargayska ayaa sheegay in uu Zidane xiddigihiisa ka dalbaday in ay diirada saaraan sidii ay natiijo fiican ugala bixi lahaayeen kulanka Atalanta.

Zidane ayaa xiddigaha kooxdiisa u sheegay in ay iska iloobaan in uu jiro kulan 2-aad waliba ay u ciyaaraan sidii ay kulan kaliya ciyaarayaan guul-na uga gaadhaan kulanka.


Source: laacibfm.com

SHARE