Pep Oo Si La Yaab Leh Uga Jawaabay Halka Arin Ee Sababta UAh Guulaha Is Xig-xiga Ee Man City!

Pep Oo Si La Yaab Leh Uga Jawaabay Halka Arin Ee Sababta UAh Guulaha Is Xig-xiga Ee Man City!


Tababaraha kooxda Man City ee Pep ayaa si la yaab leh uga hadlay guulaha is xiga ee kooxdaas dhamaan tartamada gaar ahaan kulamadii ugu dambeeyay .

City ayaa xalay laba gool ku soo garaacday kooxda


Borussia Moenchengladbach


0  oo ay marti ugu ahaayeen kulan ka tirsanaa lugta koowaad ee wareegga l6-ka Champion-ka

Guushaas ayay City ku gaareen toodii 19-aad ee is xigta dhamaan tartamada ee xilli ciyaareedkaan

Ka dib kulankaas ayaa Pep waxa laga weydiiyay in daboolka uu ka qaado halka arin ee u sababta ah guulaha is xig-xiga ee kooxdaas

Isaga oo u waramayay Manchester Evening News waxa uu Pep yiri”waxaan haysannaa hanti aan ku soo iibsan karno ciyaartooy wax ku ool ah”.

Guushan City ee Champion-ka ayaa imaaneysaa xilli dhanka kale iyaga ay hayaan horyaalka Ingiriiska kaasi  meel xiiso leh maraya xilli ciyaareedkaan.


Source: laacibfm.com

SHARE