Shaxda Laga Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Tagto Elche.

Kooxda Barcelona aaa marti galin doonta kooxda Elche kulan baaqi u ah kana tirsan horyaalka La Liga kana dhici doona garoonka Camp Nou.

Barcelona ayaa kulanka soo galaysa si ay ugu soo laabato wadada guulaha kadib markii ay bar-baro galeen kulankii ugu dambeeyay ee horyaalka.

Tababare Ronald Koeman doonaya in ay kooxdiisu ka jawaabto labadii natiijo ee ugu dambeeyay ee guuldarada PSG iyo bar-barihii Cadiz.

Komeman ayaa la filayaa in uu shaxdiisa ugu adag ku soo galo kulankan xilli uu doonayo in uu ku soo dhawaado hogaamiyayaasha horyaalka ee Atletico Madrid.

POSS BAR XI vs. ELC


Source: laacibfm.com

SHARE