Shaxda Rasmiga Ah Ee Atalanta Vs Real Madrid, Borussia Monchengladbach Vs Man City:

Waxa la ciyaarayaa kulamo xiiso leh oo ka tirsan tartanka champions League lugta 1-aad ee qaybta dambe ee tartanka ugu xiisaha badan yurub.
Kooxda Real Madrid ayaa la ciyaari doonta kooxda Atalanta kulan xiiso leh oo si weyn loo sugayo labada kooxoodna isha ku hayaan in ay guul gaadhaan.
Dhanka kale Man City ayaa la ciyaari doonta kooxda reer Germany ee Borussia Monchengladbach kulan ay City ku hayso in ay guul muhiim ah ka gaadho.
Shaxda Rasmiga Ah Ee Atalanta Vs Real Madrid:
Atalanta:
Gollini; Toloi, Romero, Djimsiti; Maehle, De Roon, Freuler, Gosens; Pessina; Muriel, Zapata
Kaydka
: Rossi, Sportiello, Sutalo, Palomino, Lammers, Caldara, Malinovskyi, Ruggeri, Miranchuk, Ilicic, Pasalic
Real Madrid
: Courtois; Lucas Vazquez, Varane, Nacho, Mendy; Modric, Casemiro, Kroos; Asensio, Isco, Vinicius
Kaydka
: Lunin, Altube, Mariano Diaz, Arribas, Blanco, Chust, Hugo Duro, Miguel
Shaxda Rasmiga Ah Ee Borussia Monchengladbach Vs Man City
Borussia Monchengladbach:
Sommer, Elvedi, Zakaria, Ginter, Lainer, Neuhaus, Kramer, Hofmann, Bensebaini; Plea, Stind
Man City:
Ederson, Walker, Dias, Laporte, Cancelo, Rodrigo, Gundogan, Bernardo, Sterling, Foden, Jesus
Source: laacibfm.com