Halkee La Kala marayaa Gool Dhalinta Champions League Kadib Dhamaadka Lugtii 1-aad Ee Wareega 16-ka Champions League.

Halkee La Kala marayaa Gool Dhalinta Champions League Kadib Dhamaadka Lugtii 1-aad Ee Wareega 16-ka Champions League.


Waxa la soo afjaray kulamada lugta hore ee wareega 16-ka champions League iyada oo ay kooxo badan gaadheen guul muhiim ah oo ay talaabo ugu qaadeen wareega xiga.

Dhanka kale xiddigo badan ayaa dhaliyay goolal iyaga oo sii shiday tartanka Gool dhalinta tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya gool dhalinta champions League kadib markii uu ka dhaliyay kooxda Sevilla.

Xiddigaha Alvaro Morata, Marcus Rashford, Neymar iyo Olivier Giroud ayaa dhamaantood wada leh min 6 gool oo tartanka champions League.

Xiddigaha sanadihii hore looga bartay in ay ugu horeeyaan gool dhalinta champions League ee Cristiano Ronaldo, Robert Lewandowski iyo Lionel Messi ayaa dhamaantood wada leh min 4 gool iyaga oo ka dambeeya xiddigaha ugu goolasha badan champions League xilli ciyaareedkan.

# Player Team Nationality Goals
1.
Erling Braut Haaland
Borussia Dortmund Norway
8
2.
Álvaro Morata
Juventus Spain
6
3.
Marcus Rashford
Manchester United England
6
4.
Neymar
Paris Saint-Germain Brazil
6
5.
Olivier Giroud
Chelsea France
6
6.
Alassane Plea
Borussia Mönchengladbach France
5
7.
Ciro Immobile
Lazio Italy
5
8.
Kylian Mbappe
Paris Saint-Germain France
5
9.
Bruno Fernandes
Manchester United Portugal
4
10.
Cristiano Ronaldo
Juventus Portugal
4
11.
Diogo Jota
Liverpool Portugal
4
12.
Ferran Torres
Manchester City Spain
4
13.
Karim Benzema
Real Madrid France
4
14.
Lionel Messi
Barcelona Argentina
4
15.
Mergim Berisha
Salzburg Kosovo
4
16.
Mohamed Salah
Liverpool Egypt
4
17.
Robert Lewandowski
Bayern München Poland
4
18.
Romelu Lukaku
Inter Belgium
4
19
Youssef En-Nesyri
Sevilla Morocco
4
20.
Angeliño
RB Leipzig Spain
3
21.
Joaquin Correa
Lazio Argentina
3
22.
Kingsley Coman
Bayern München France
3
23.
Martin Braithwaite
Barcelona Denmark
3
24.
Moise Kean
Paris Saint-Germain Italy
3
25.
Ousmane Dembele
Barcelona France
3


Source: laacibfm.com

SHARE