UEFA Oo SHaacisay Shaxda Ugu FIican Taariikhda Tartanka Champions League.

UEFA Oo SHaacisay Shaxda Ugu FIican Taariikhda Tartanka Champions League.


Xidhiidhka kubada Cagta yurub ee UEFA ayaa soo saartay Shaxda Ugu Fiican Taariikhda tartanka ugu qiimaha weyn yurub ee Champions League.

Champions Leage ayaa ah tartan ay ku riyoodaan ka ciyaaristiisa dhamaan xiddigaha kubada cagta xitaa kuwa da’yarka ah ee rajynaya in ay noqdaan xiddigo heer caalami ah.

Champions League ayay ka soo ciyaareen xiddigo badan oo waaweyn kuwaas oo magac ku samaystay tartanka kuna guulaysteen koobka taariikhdooda.

Dhamaan xiddigaha ka soo ciyaaray tartanka taariikhdiisa UEFA aayaa ka soo xualatay 11 xiddig kuwaas oo ay u aqoonsatay shaxda ugu fiican taariikhda champions League.

11-Ka xiddig ee ay UEFA u soo xulatay xiddigaha ugu fiican taariikhda tartanka ayaa dhamaantood ah kuwo ku soo guulaystay tartanka inkasta oo ay ku kala badan yihiin ku guulaysiga koobka.


Source: laacibfm.com

SHARE