RASMI: Kooxaha Isugu Soo Hadhay Wareega 16-ka Europa League

RASMI: Kooxaha Isugu Soo Hadhay Wareega 16-ka Europa League


Waxa xalay la soo afjaray wareega 32-ka tartanka Europa Leageu iyada oo ay haatan 16 kooxood isugu soo hadheen tartanka Europa League xilli ciyaareedkan.

Tartanka ayaa xiiso gaar ah leh xilli ciyaareedkan waxana isku baacsanaya ku guulaysigiisa kooxo isha ku haya in ay ku guulaystaan koobka.

16-ka kooxood ee u soo baxay wareegan ayaa maanta 3 galabnimo ogaan doona kooxaha ay la ciyaari doonaan wareegan iyaga oo isha ku haya ku aadista kooxaha kale.

  1. Ajax
  2. Arsenal
  3. Dinamo Zagreb
  4. Dynamo Kyiv
  5. Granada
  6. Manchester United
  7. Ac Milan
  8. Molde
  9. Olympiacos
  10. Rangers
  11. Roma
  12. Shakhtar
  13. Slavia Praha
  14. Tottenham Hotspur
  15. Villarreal
  16. Young Boys


Source: laacibfm.com

SHARE