Leicester City Vs Arsenal : Arsenal Waa Ay Guul-dareysteen Sedexdii Kulan Ee Ugu Dambeeyay Ee Banaanka Garoonkooda

Leicester City Vs Arsenal : Arsenal Waa Ay Guul-dareysteen Sedexdii Kulan Ee Ugu Dambeeyay Ee Banaanka Garoonkooda


Arsenal ayaa kulan adag oo horyaalka ah waxa ay la leeyihiin kooxda Leicester oo ay marti u yihiin , waxaan la filayaa in kulanakas uu ciyaaro Holding kaasi oo seegay kulankii Benfica ee europa League.

Balse qadkooda dhexe Partey ayaa laga yaabaa in uu ku soo biloowdo kulkankaas xilli uu dhaawac ka soo kacay

Xogta Kulanka

* Leicester City ayaa badisay sedex kulan oo qeyb ka ah afar kulan oo hore oo  Arsenal la ciyaareen waxaana ku jira kulankii bishii October xilligaas oo Emirates ay kaga soo laabteen guul hal gool ah

* Kooxda dawacada waxa ay markii ugu horeesay laba tan iyo sanadkii 1973-dii ay Arsenal ku gaari guul labada is arag ee xilli ciyaareedka

*Arsenal ayaa guul dareystay sedexdii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka ee banaanka garoonkooda kula soo ciyaareen Leicester City  waxa ayna ku qaateen laba kaar casaan

* Leicester waxa ay badiyeen sedex kulan oo qeyb ka ah afartii kulan ee hore ee horyaalka kaliyana hal jeer ayaa laga badiyay 12 kii kuklan ee hore

*Gool dhaliyaha Leicester waxa uu Arsenal ku leeyahay 12 gool ka dib 12 kulan oo horyaalka ah ee uu ka hor tagay kooxdaas waqooyiga London ka dhisan .

  • Arsenal waxa ay guul dareysteen sedex kulan oo qeyb ka ah afartii kulan ee hore ee horyaalka


Source: laacibfm.com

SHARE