Shaxda Laga Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Timaado Kulanka Adag Ee Sevilla

Shaxda Laga Yaabo In Ay Barcelona Kaga Hor Timaado Kulanka Adag Ee Sevilla


Kooxda Barcelona ayaa galabta ciyaari doonta kulan adag oo ka tirsan horyaalka La Liga marka ay martida u noqon doonto kooxda Sevilla.

Barcelona ayaa isha ku haysa in ay sii wadato baacsiga ay ugu jirto soo qabashada kooxaha ka horeeya ee Atletico iyo Real Madrid.

Laakiin waxa ay ka hor imanysaa kooxda Sevilla oo ku jirta qaab ciyaareed cajiib ah kuwaas oo badiyay 5-tii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka La Liga.

Tababare Ronald Koeman ayaan haysan dhaawac cusub oo uu ka wel-welo ka hor kulanka dhimashada ah ee ay la ciyaari doonaan Sevilla.


Source: laacibfm.com

SHARE