Man United Oo Rikoodh Xun Diwaan Gashatay Premier Leageu Xilli Ciyaareedkan.

Man United Oo Rikoodh Xun Diwaan Gashatay Premier Leageu Xilli Ciyaareedkan.


Kooxda Man United ayaa bar-baro la gashay kooxda chelsea kulan ka tirsanaa horyaalka Premier Legaue kana dhacay garoonka Stamford Bridge.

Kadib bar-barahaas kooxda Man United ayaa diwaan gashatay rikoodh xun oo premier League ah kaas oo ay dhigtay xilli ciyaareedkan horyaalka.

Rikoodhkaas oo ah in ay Man United ku fashilantay in ay wax gool ah ka dhaliso kooxaha waaweyn 6-dii kulan ee ugu dambeeyay premier League.

Man United ayaa ku fashilantay in ay goolal ka dhaliso kooxaha Arsenal (2 kulan) Chelsea (2) Liverpool (1) Manchester City (1) & Tottenham (1).


Source: laacibfm.com

SHARE