Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Man United: Xiddigaha Ay Labada Tababare Ku Soo Galeen Kulanka.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Chelsea Vs Man United: Xiddigaha Ay Labada Tababare Ku Soo Galeen Kulanka.


Tababarayaasha Chelsea iyo Man United ee Ole Gunnar Solskjaer iyo Thomas Tuchel ayaa soo saaray shaxaha ay isaga hor iman doonaan kulanka Stamford Bridge ka dhici doona.

Tababare Tuchel ayaa shaxdiisa dib ugu soo celiyay xiddiga Chilwell  kaas oo kulamadii ugu dambeeyay kaydka u fadhiyay.

Dhanka kale Waxa uu shaxdiisa ku bilaabay xiddiga ziyech isaga oo kaydka dhigay xiddigaha Pulisic iyo Timo werner.

Dhankan Man United Solskjaer ayaa shaxdii lagu yaqaanay ee uu kula ciyaari jiray kooxaha waaweyn ku soo galay isaga oo ku bilaabay khadkiisa dhexe xiddigaha McTominay, Fred,


Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka:


Chelsea:

Mendy, Azpilicueta ,Rudiger, Christensen, Chilwell, Mount, Kante, Kovacic, Ziyech, Giroud, Hudson-Odoi.


Keyd:

Kepa, Zouma, James, Emerson, Alonso, Havertz, Jorginho, Pulisic, Werner.


Man United:

De Gea, Wan-Bissaka, Lindelof, Maguire, Shaw, McTominay, Fred, Fernandes, James, Greenwood, Rashford.


Keyd:

Henderson, Bailly, Williams, Tuanzebe, Telles, Van de Beek, Matic, Diallo, Martial.


Source: laacibfm.com

SHARE